Ciidanka AMISOM oo baneynaya Mid ka mid ah fariisimahooda waaweyn ee Muqdisho (Sawirro)

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Somalia Ambassador Francisco Madeira ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ciidamada AMISOM ay ka guurayaan dhismaha xaruntii Ex-Kuliyaddii Jaalle Siyaad oo ku taalla wadada Warshadaha Madeira ayaa hadalkan shaaciyey xilli uu  booqanayay kulliyada Jaalle Siyaad oo dhowrkii bilood ee ugu dambeysay ay ka socdeen howlo … Continue reading Ciidanka AMISOM oo baneynaya Mid ka mid ah fariisimahooda waaweyn ee Muqdisho (Sawirro)